Deni oo Odayaasha degmada Qardho kala hadlay qodob Muhiim ah (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Karkaar, Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda ka dhalatay fatahaadii ka dhacday Qardho. Nabadoonada iyo Waxgaradka ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyay sida ay Dowladdu uga jawaabtay illaa iyo haddana u maareynayso xaaladda dhacday, iyo imaanshaha Madaxweynaha ee Qardho. Madaxweynaha Dowladda Puntland … Continue reading Deni oo Odayaasha degmada Qardho kala hadlay qodob Muhiim ah (Sawirro)